Shirkad Ganacsi oo la timid fikrad wannaagsan oo si weyn loogu ammaanay ! (Sawirro)

Shirkad ku taal Chengdu ayaa lagu amaanay fikrad lala dhacay oo ah in shaqo-doonaha iyo waraystaha ay xirtaan weji-gashi – si aysan isku arkin – sababta ayaa lagu sheegay inay ku doonayaan in looga fogaado nintooxsiga iyo eexda shaqo-doonayaasha lagu kala xusho. Waxaa intaas dheer, muuqaalka qofku shirkaddan gudaheeda wax micno ah kama gooyo. Waxaana … Continue reading Shirkad Ganacsi oo la timid fikrad wannaagsan oo si weyn loogu ammaanay ! (Sawirro)